Dagaal culus oo ka qarxay Guriceel iyo Ciidamada Huwanta oo Dhoor Jiho ka galay

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Dowlada federaalka Soomaaliya ay wehliyaan kuwa maamulka Galmudug iyo kuwa taabacsan kooxda Ahlu Sunna ayaa goordhaw ka qarxay gudaha magaalada Guriceel . Ciidamada huwanta ah ayaa dhoor jiho ka galay magaalada Guriceel oo horey u heesteen Ahlu Sunna, waxaana mar qura magaalada ka bilowday dagaal culus oo u dhaxeeya … Continue reading Dagaal culus oo ka qarxay Guriceel iyo Ciidamada Huwanta oo Dhoor Jiho ka galay